yarka waa darajadayda
dubaaqiyo waa naftayda
dareenkiyo waa qudhayda
dhuuxiyo jidhkayga weeye
kashiyo manka udoowan

qalbiga isagaa daweeya
nal aan damaynbuu udaaray
rabibaa iidooray wiilkoo
ducadii wa lay aqbalay

intaan single nimo ku daalay
intaaan daydayay qof fiican
duruusaan maraya layaabo
markan daaya idaweeyay
janadi dunidoo dhan weyoo
cid kle kuma doorsanayaayo

yarka waa darajadayda
dabiibkiyo waa hankayga
daryeelkiyo waa hedayda
aniga damacayga weeyi
jacal daran baan uqaaday

qalbiga isagaa ku dayran
naftana dajiyo oodabiiba
aniga dunidayda weeyi
asaga kaligiis ideeqa

Exit mobile version