VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kun jeer - Lyrics

kalsoonida ruux ka milan ka mudan ka mudan kaligii ragaba nolosha waad kaafisee kun jeer legenow i hoo i hoo ihoo kumee qalbiyeey kumee komon kaalay ii imow naf aad kasbataa ku jecel kumee qalbiyeey kumee kifaaxiyo maalmaheena kawarn kuwii ka xumaa jaceylka kawaran kawarn xafladeena guurka kawaran hadeynu ku casuuno guurka kawaran kas iyo baa'anba qalbiga kun jeer adiga kugu qoray qalbiga kun jeer habeenkaasan shidnee shidnee fanaanka inoo wacaa daladkiyo weedhahaagu kiniin bay ii noqdeene intaad galgacayl isiisey cidkale kama helin aduunka haday tartan kula galaan habluhu kuma gaadhayaan kaabaha noloshaa oo gaadhayaan tahoo waxaad tahay kaalay arag
Queue is empty
-- / --