kalsoonida ruux ka milan ka mudan
ka mudan kaligii ragaba
nolosha waad kaafisee
kun jeer legenow i hoo
i hoo ihoo

kumee qalbiyeey kumee
komon kaalay ii imow
naf aad kasbataa ku jecel
kumee qalbiyeey kumee
kifaaxiyo maalmaheena kawarn
kuwii ka xumaa jaceylka kawaran
kawarn xafladeena guurka kawaran
hadeynu ku casuuno guurka kawaran

kas iyo baa'anba qalbiga kun jeer
adiga kugu qoray qalbiga kun jeer
habeenkaasan shidnee shidnee
fanaanka inoo wacaa

daladkiyo weedhahaagu kiniin bay ii noqdeene
intaad galgacayl isiisey cidkale kama helin aduunka
haday tartan kula galaan habluhu
kuma gaadhayaan kaabaha noloshaa
oo gaadhayaan
tahoo waxaad tahay kaalay arag

Exit mobile version