VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lama heli karo - Lyrics

naf aan mar qoomay lama jarikaro qalbi xanuun uma bajabi karo qudhayda been uma dirikaro qiyaano caashaq uma kufi karo ushii iyo dhibkayga uma imaankaro hogaad qodayso kuma dhicikaro qamuunyo ciil ah lam dagikaro adoo qarwaaya uma xiisikaro hadaalin qaali kuma fahmi karo qarax jacal kuma wadi karo qadkaa mashquula lama qaban karo qofkaad wacayso lama heli karo nafaan ka quustay uma go'i karo qacdiyo wareerka lama dagi karo qofkayga liican lama faraxi karo qaraw xariira kama bixi karo hilaw qasaaray kuma lumi karo canjira maanku maxamili karo qalqalxasuusa uma qado karo lugooyadayda lama qosli kaaro hadaalin qaali kuma fahmi karo qarax jacal kuma wadi karo qadkaa mashquula lama qaban karo qofkaad wacayso lama heli karo
Queue is empty
-- / --