naf aan mar qoomay lama jarikaro
qalbi xanuun uma bajabi karo
qudhayda been uma dirikaro
qiyaano caashaq uma kufi karo

ushii iyo dhibkayga uma imaankaro
hogaad qodayso kuma dhicikaro
qamuunyo ciil ah lam dagikaro
adoo qarwaaya uma xiisikaro

hadaalin qaali kuma fahmi karo
qarax jacal kuma wadi karo
qadkaa mashquula lama qaban karo
qofkaad wacayso lama heli karo

nafaan ka quustay uma go'i karo
qacdiyo wareerka lama dagi karo
qofkayga liican lama faraxi karo
qaraw xariira kama bixi karo

hilaw qasaaray kuma lumi karo
canjira maanku maxamili karo
qalqalxasuusa uma qado karo
lugooyadayda lama qosli kaaro

hadaalin qaali kuma fahmi karo
qarax jacal kuma wadi karo
qadkaa mashquula lama qaban karo
qofkaad wacayso lama heli karo

Exit mobile version