VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maku dayrin karaa - Lyrics

Waxaan doono oon rabo Waxaan diido oon naco Oo aan dalbo iraahdaba Adaa ila doc jooge Maxaan kalaba doortaa Waxaan darajaqaa Ibo waxaan duni ku hamiyo Oo uu aadmi dooqdaba Adigaa idul keenee Maxaan kalaba doortaa 2x Maxaan diidi karaa Adigaa i dajiyee Miyaan doodi karaa Dayaxaa tahayee Ma ku dayrin karaa Miyan miyaan kaa durkaa Xubibaa i doogtee Miyaan kaa durkaa Niyadaa deeqdee Miyaan ku diidayaa Maxaan diidi karaa Adigaa i dajiyee Miyaan doodi karaa Nafta waa deeqdee Ma ku dayrin karaa Miyan kaa dudaa Xubibaa i doogtee Miyaan kaa durkaa Doorbaa tahayee Ma ku diidi karaa Waxaad ii daryeeshaa Si aan la ii daryeelino Sidaad ii daweysaan Qofna ii dabiibin Waxaad ii dareentaa Si aan la ii dareeminoo Dareenkaad isiisaa Dunidaba oolin 4x
Queue is empty
-- / --