Waxaan doono oon rabo
Waxaan diido oon naco
Oo aan dalbo iraahdaba
Adaa ila doc jooge
Maxaan kalaba doortaa
Waxaan darajaqaa
Ibo waxaan duni ku hamiyo
Oo uu aadmi dooqdaba
Adigaa idul keenee
Maxaan kalaba doortaa
2x

Maxaan diidi karaa
Adigaa i dajiyee
Miyaan doodi karaa
Dayaxaa tahayee
Ma ku dayrin karaa
Miyan miyaan kaa durkaa
Xubibaa i doogtee
Miyaan kaa durkaa
Niyadaa deeqdee
Miyaan ku diidayaa

Maxaan diidi karaa
Adigaa i dajiyee
Miyaan doodi karaa
Nafta waa deeqdee
Ma ku dayrin karaa
Miyan kaa dudaa
Xubibaa i doogtee
Miyaan kaa durkaa
Doorbaa tahayee
Ma ku diidi karaa

Waxaad ii daryeeshaa
Si aan la ii daryeelino
Sidaad ii daweysaan
Qofna ii dabiibin
Waxaad ii dareentaa
Si aan la ii dareeminoo
Dareenkaad isiisaa
Dunidaba oolin
4x

Exit mobile version