VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nacabka suuli - Lyrics

qalbigaad sudhan tee ha siidayan qabigadaad saldhigtaa farxad xiiso nafta waad suntadee ha sagsaagin saxbaan kuu jeclee nafta saacid subanaanta cod isaaqay sawdkaaga macaan igu seexi hasiraadmo jaclku yaanu suulin ku saxixy naftee sad uyeelo sawirkaaga naftaan kusabaaye suuradaada yaanan sikin waayin kuma siisto cidnee ha iseegin igasaar jawigan kusamray ila sees xubi aanan sal guurin calan saar jaclkeenan siyaaday siwayn kuula dhecee nacab suuli aadbaan kuusugayee soogal laabta kusamaysay kasha sax ubaano adigoon kusugnan soneheeda salawgaaga naftaa lasasaysa seexan wayday hurdo kugu soohan kusoor caashaq adoon yar sugin
Queue is empty
-- / --