qalbigaad sudhan tee
ha siidayan
qabigadaad saldhigtaa
farxad xiiso
nafta waad suntadee
ha sagsaagin
saxbaan kuu jeclee
nafta saacid

subanaanta cod isaaqay
sawdkaaga macaan igu seexi
hasiraadmo jaclku yaanu suulin
ku saxixy naftee sad uyeelo

sawirkaaga naftaan kusabaaye
suuradaada yaanan sikin waayin
kuma siisto cidnee ha iseegin
igasaar jawigan kusamray
ila sees xubi aanan sal guurin

calan saar jaclkeenan siyaaday
siwayn kuula dhecee nacab suuli
aadbaan kuusugayee soogal laabta
kusamaysay kasha sax ubaano

adigoon kusugnan soneheeda
salawgaaga naftaa lasasaysa
seexan wayday hurdo kugu soohan
kusoor caashaq adoon yar sugin

Exit mobile version