mar waa sumadii naftayda
mar waa sawjkayga guurka
oo waa saaxiibka laabtoo
mar waa sababtayda guusha

mar waa naska neeftu raacdo
mar waa sanbabkii dhaqaaqa
dhamaan seedaha jidhkayga
oo waa saldhigii kashaydaa

mar waa galgacalka sadkiisa
mar waa saarkii xadraynta
bishani waa tiisabiibta
oo waa sidaan doono
sanku waa kii jaclaka

mar waa seeraha xasuusta
mar waa sinjigiidareenka
oo wa sayidkii naftayada
mar waa saygayga laabta

mar waa saxa caashaqayga
mar waa sida weer macan
dhmaan sidayasha dhiiga
oo waa sifihii jaclaka

mar waa galgacalka sadkiisa
mar waa saarkii xadraynta
bishani waa tiisabiibta
oo waa sidaan doono
sanku waa kii jaclaka

Exit mobile version