VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adaa qalbiga hadhsaday - Lyrics

qaabkuu rabi kugu dhigan suugan lagugu qeexi karin haween qaryadba u tahay hablana qalanjaad u tahay xornimo qaniba ku tahay anaa xala diinta iyo qiyaama rabi kuu dhashiyo qawlkiyo ficilkaa sugtaa qayrkaa kaga soocan tahoo adaa qalbigii qabsaday wanaagu hadaa qof yahay qudhaadu noqon lahaa weynaa isku keen qore nolosha dhinaacaga qabo nuurkiyo qoraxdii iftee falaadhah dayrisaay haday ku marqaayiyoo inuu qurux leeyahayiyo adaa qaliyeey ku wacan qudhayda adaa hantee adaa qabyo tiro hankoo xurmeeyey jacayliyoo adaa qalbigii hadhsada wanaagu hadaa qof yahay qudhaadu noqon lahaa weynaa isku keen qore nolosha dhinaacaga qabo
Queue is empty
-- / --