Aragsaneey waxaa tahay
Aragasaneey
Uurkayga miduu taboo
Dhamaan unugyada jirkiyo
Naftayda u oomantahee

Astaana waxaad utahay
Aqlaaqda wanaagsaniyo
Waxaa tahay aamiinaay
Hablaha taan ka aaminiyo
Ayaan bartaa ku dagayee

Hadabba oorideediyee
Is afgaradkaan qaaliyee
Aslaaxda dhaxdeeniyo
Dhismaha qoyskayna wacan
Sidee u ilaashanaa aamiinaay

Aragasaneeey waxaan ahay
Aadame
Hadaan aamiinay qaldamay
Inaad iga saamaxdaan
Macaan rag kaaga ahay

AKtayda qiimo wayn
oo aanan ilaabin karinee
Adaan idlay ku lahoo
Abaal baan ku haayaa
Ayaan bartaan ku dagayee, ku dagay

Hadabba oorideediyee
Is afgaradkaan qaaliyee
Aslaaxda dhaxdeeniyo
Dhismaha qoyskayna wacan
Sidee u ilaashanaa aamiinaay

Exit mobile version