VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aroos - Lyrics

laba raadin jiray inay reer dhistaan isu rabay si dhaba u rumee wakhttigu inay raas dagaan raali ahaansho iyo rabi deeqdii hela nolol raaxo badan qoys raago noqay rugtan aad dhisteen adna raacii calaf istaahileey rafiiq calafkuna rumee rays inaan dagtaan rayn rayn ku hela raali ahaansha iyo rabi deeqdii hela nolol raaxo badan qoys raaga noqay rugtan aad dhisteen
Queue is empty
-- / --