VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Awliyada jacaylka - Lyrics

Isma odhon adoo nool adoo nool Dadbaa kuu arimin doonaa Isma odhan afkaaga mar qudha Aamuus bi'i doonaa Isma odhan qofaad eegataa Kuu itaal sheegan 2x Ku adeecay aroor Iyo habeen Goor wal ku agjoogayee Ku adeecay aroor Iyo habeen Goor wal ku agjoogayee Sidaan ahay adoonkaagii Kaaga amar qaatayee Sidaan ahay adoonkaagii Kaaga amar qaatayee 2x Kuma loomo kuma loomo Aduunkana qofkii buuxa Iimaan Kuma loomo kuma loomo Aduunkana qofkii buuxa Iimaan Nin adayga caashaqu la galay Edeg yaroo oodan Awliyada jacaylku noqdaa Iyo Ustaad weynee Ha iga oohin huunii mar qudha Garo abaalkayga Ha iga oohin huunii mar qudha Garo abaalkayga 2x Isma odhan ilaalaad ilaalaad Ka noqon caashaq Cistimaaraa Isma odhan Intood kula anbadoo Waabad la heedhoo Isma odhan ayaanaha badhbaad Ayaamaha qaarbaan ka hiloobin 2x Ku asqaysay olaniyo hingaadiyoo Ablaay ruuxda Ku asqaysay olaniyo hingaadiyoo Ablaay ruuxda Sidaan ahay awaaraha qof jecel Uuro ku afuuftay Sidaan ahay awaaraha qof jecel Uuro ku afuuftay 2x Kuma loomo kuma loomo Aduunkana qofkii buuxa Iimaan Kuma loomo kuma loomo Aduunkana qofkii buuxa Iimaan Nin adayga caashaqu la galay Edeg yaroo oodan Awliyada jacaylku noqdaa Iyo Ustaad weynee Ha iga oohin huunii mar qudha Garo abaalkayga Ha iga oohin huunii mar qudha Garo abaalkayga 2x
Queue is empty
-- / --