VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaan waa adiga - Lyrics

moloshiyo rajada calafka isku rara oonu raarin jirayn dhaartiyo markay runtu tahay su aal nafta yaa u roon raaliya nin helay raga lama siee reerkrrd ku filan ayaan waa adiga gaari raad qabaw rixinkeed gobyahay ruuxaan jeclahay quruxdiyo rayiga daganaanta rabi ayuu raasamaal raxmaan kaaga dhigay markaan raacaybay naftu raysato raaxadii naftaay adaa ii rasmiya rukun qaaliyaay
Queue is empty
-- / --