VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baaq - Lyrics

Aduu kuu Balanbalaa dheh Aduu kuu Beernaqaa dheh Aduu kuu Baaqayaa dheh Badbaaduu kaa rabaa dheh Bureeqoy soo jawaab dheh Kashaada mar Bey lashee Aawadaa walaac kuma Badeen dheh Bariidadaa muu jareen dheh Kumuu Beer laxawsaden dheh Bestii weeyaan dartaa dheh Ilaa hadmuu ka Bogsoon Bukaan weeyaan sidii dheh Mar wuu baxaa dagaa dheh Mar wuu isku Buuqayaa dheh Kiyoo jooguu Baxaa dheh Bogiisa adaa kuyaal dheh Beerkana kunool dheh
Queue is empty
-- / --