VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bal daya - Lyrics

baldaya danabiyo hilaac baldaya dahab iyo xariir baldaya deeqaha ilaah midii dumar uga saraysay ayuu rabi kuugu deeqay bal daawo ku diirso hadaad khadraba haleeshay maantaad heshay taad dayaysee intaad daaraba u jeexdo nafteeda wax dooran siiso jacaylka ku daadahee khadraay adiguna docdaada ismaaciil la daadahee bal daya dhaqankiyo hidaha bal daya duubkeedaka fiican bal daya ehelkiyo daryeelka khadroo sida moodo dayaxa ilays qorax joogta duhur bal daawo ku doogso
Queue is empty
-- / --