Heesta Barashadii ma quusba - Lyrics
Ma burburay Heshiiskii
Balanteenu ma jabantahay
Barashadu ma quuusbaa
Kalmadahii bogayga iyo
Beerkayga luli jiray
Iyaguna ma been baaa
Bi waa Habeenoo
beer nuleekiyo
Xiisaha laba beriyo
Hadii buseelkiyo
Kalgacaylka kaa ba'ay
Anna waan bogsanayaa
Inkastoow bukaan ahay
Qalbigiisa ba'anyahay
Bahdilaad masugi karo
Beri maayo caashaqau
Go'aankii
Iyo barashadaadi
Barashadii barashadii
Iyo barashadii shalay
Ba'i waa Naftaydaay
ruux aad aad ugooyda
lama geeyo ??
Ilmada la ??
Hadii buseelkiyo
Kalgacaylka kaa ba'ay
Anna waan bogsanayaa