VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Boqolaal habeen - Lyrics

Boqolaal habeen oo isxiga oon hurdaba diiday Boholyoow dareenluu ahaa Iyo buseelkiinee Marki aan boqoolkana ku imid goobta laga beermay Bulshayaheey sidaad noo bisheen beerka ka ogsooni Boqortooyo weeyaan ileyn meel barqadi taalee Beydhabuu jaceyl yaal ku qoray buuga nolosheyda ........………....................... Kala bilan dhul aan baad lahayn iyo baraaroode Bustaankii jaceylkaay janaay balad qurxaanaanta Jirku waa bogsoodaa qofkii beerta dhaxyimaada Bardihii dushiisana caweys buturka ku ag dheela Boqortooyo weeyaan ileyn meel barqadi taalee Beydhabuu jaceyl yaal ku qoray buuga nolosheyda
Queue is empty
-- / --