barbaar ku casuumanoo
calafkuu uu isku cuga
dhediina caashaqii ahaa
wakaa caawaba hirgalay
caruuskiinana dhacay
casiis idin si barwaaqo
labadaan kala cadhoon
cisha qudha aan is waayin
noqda curadayahoow is helay
caadil isku kiin ilaali

ku currta faysal iyo muunaay
caruur aan caasi noqon
jacayllki calaamaday yeelay
waydinkaa cududii mideeyee
caashaqa calankiisii taagtee
casiis idin sii barwaaqo
labadaan kala cadhoon
cisha qudha aan is waayin
noqda curadayahoow is helay
caadil isku kiin ilaali

Exit mobile version