VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dabar - Lyrics

Wallow aynu dooqiyo Damqashada ka simanahay Qalbi kuu dirsadaa Kalinima dareemayee Anna doonistaadii Jirka way idubaaxshayoo Naftaa dabar ku xerata kaa jeclaaatay dumarka Adigaa dugsiimiyo Kaa helay daryeelow Qalbi Daacadoo furan igu deeqay Yaasmiin/Huunooy Jaceyl waa dareen Damac weeye aadmiga qalbiga ugu daga oo Aragtida ku taareee Daqaradii igaaree Dibtii iyo dhibkaan maray Adaa iga daweeyo Aktaadaan ku diirsaday Adigaa dugsiimiyo Kaa helay daryeelow Qalbi Daacadoo furan igu deeqay Yaasmiin/Huunooy
Queue is empty
-- / --