VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen jacayl - Lyrics

Dareen jaceyloo I Daadaheya igu kaal Dareeyay sidaa keyma Doogliyo ubax Dilaacoo is Dugsaday baan Ku Danenayaa Doorka caashaqa Dunta kugu xidhay laab Ku Doontiyo Qalbi kuu Diran Ha Diidinee I Daawe Bal Daawee waa Doogsi ugubliyo nuurki Dunidoo LA Daawadee sidaaa Daruur cilaacdiyo Dayax iftiimiyo Degaanti roobkaay Dhuuxi Dahabkaay waa Dooq jaceylkuye hayga Diga rogan laab Ku Doontiyo Qalbi kuu Diran ha Diidinee I Daawee bal Daawee lyrics by ABSHIR KUURDA
Queue is empty
-- / --