VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daruur caafimaad - Lyrics

deegaankoo barwaaaqa duunyad ku fooftooo dareemada iyo doogana darafyada ka buuxaan daruur caafimaadbaa dagdag iiigu hoortoo dibindaabyadaan qabo dareen caashaq weeyaan duriyadii haweenkaay daacad iyo xishood baan dunidaa u sidataa dawadii naftaydaay dagmooy hadal dhamaystiran dadab galkeenu wuxuu yahay aqal laba daryaala dadku inay ku heesan dalsan ruuxa joogee dawladkiisu wacan yahay dookhiisu tuu rabo dagdag buu u helayaa duriyadii haweenkaay daacad iyo xishood baad dunidaan u sidataa
Queue is empty
-- / --