VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dawladnimo - Lyrics

Anigoo dalwayn iyo Dowladnimo tisqadiyo Darajiyo lib heli karo Degmo laygu koobiyo Ducfi iyo hanliitiyo Daan daan maliqi Karo x2 Dhibta iyo duruuftana U duloobi maayee nin Kastaa hadiidee waxan Doonayaa nolol ka da' Wayni taan qabo x2 Midnimada dalkaygiyo Waxan doonayaa guul Wada deeqdo uunkoo Dadku uu usiman yahay X2 Anigoo dalxiis iyo aash- Ay dawaafiyo daansho Socod awoodo dalban Karo waxaan rabo dayr Laygu oodiyo dabar Kuma xirnaan karo x2 Dibad kaama diidana Ku ducaysan maayee Waxan doonaya dheef Aan la'iidawarinoo Dadaal lagula soobaxo X2 Midnimada dirkaygiyo Waxan doonayaa guul Wada deeqdo uunkoo Dadku uu usiman yahay X2
Queue is empty
-- / --