VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dayday - Lyrics

Dareen baa igu lamaan Adigu kuu Diirnaxoo Si Dacaad ah buu qalbigu Wanaag kuula Damacsanyahay Wadnaha jir Dubaaxiyoo Damiir baa kugu amree Miyuu Ku Dagaa hankuba Wixii kuu Daran adiga Qof baan ahay kuu Damqada Dadkana waan kaa jeclahay Hadana Dooqaaga iyo Qofkaad calmataa Dunida Darmaanyahey kula jeclahay Dadnigu waxuu calmado Inan kula Daydayana Daqriga maankiyo niyadda Dadnimo farteydan Ku ooyee Waxaan kuu Doorbidaa Inaad Ku Dakeyso nolal Waxaad Damacdana Qalbiga Xaqiiq isagaa u Dan ah Qofbaan ahay kuu Damqada Dadkana waan kaa jeclahay Hadana Dooqaaga iyo Qofkaad calmataan Dunida Darmaanyahey kuula jecelahay lyrics by ABDHIR KUURDA
Queue is empty
-- / --