?? Wareertoo dhiganaoo
Waxuu waaxi kuuu qoray,
Sina laguma waaye

Walbahaarka caashaqa
Dhalashaa ka waynoo
Wadnayaal is jecelbaa
is weedaarta nolashee

Haduu wada jirkii lumay
Waqtigiyo dharaarahu
Kala weecad keenayn
Wiilkoo calaf dabaday
Wehel kaaga dhigay run ah
Weligaa la nooloow
Wadar ubada kala hela

Inkastoon ku waayoo
??
Samir qaado waa hore

Wajigii furnaa iyo
Weeraha xasuusta leh
Wali laabta kama baxin

Haduu wada jirkii lumay
Waqtigiyo dharaarahu
Kala wweecad keenayn
Wiilkoo calaf dabaday
Wehel kaaga dhigay run ah
Weligaa la nooloow
Wadar ubada kala hela

Exit mobile version