VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaqan jacayl - Lyrics

muuqaab le iyo dherer magac qoys le iyo dhalad milgo qaaliyoo nicin tii dumar ku dhaaftee sharaf loo dhameeyaay dhaaya kugu qabooboo dhawristada jecelbaa kugu dhuganayaayoo qalbi aad dhayaysaa dhibta kugu ilaawee aanku dheehdee ila joog dheef caashaq igu soor waa dhaqan jaceylkuye dhadhan nolosha ii gali jaah qurux le iyodhaban qoton joogsi iyo dheeh dhaqankiyo hubkqaadkaba dhedig tii usidatee deganida udhalataay wadnii aad jaceyl dhaba gacalooy dhan siisiyo qalbi aad dhextaalo dhisme aad kuleedahay dadka kaa dhaweystee aanku dheehde ila joog dheef caashaq igu soor waa dhaqan caashaquye dhadhan nolosha iigali
Queue is empty
-- / --