VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhinbilaha jamashada - Lyrics

dhinbilaha jamashadaay dabiyo olol ha igu shidin ha dheeliyin caashaqyahoow jacaylkiiyoow ha dhiman dhibtiyoo hadimada kashana rajada lagu dhawrayaay ha noqon dhalanteed isrogaa dhiiggiyoojirkoow ha guban lafahoow ha jabin nasiibkiiyoow ha dhicin qalbigu wuxuu dhuganayo iyoo waxeey ishu dhawrasiyoo dhawaaqaan doonayoo ha dhaafinoo waxa halkan ahoow waxaan dhisayoow hadumin hadhaawacmin doonistaay naftayda haku dhaadateee dhiiggiyoojirkoow ha guban lafahoow ha jabin nasiibkii yoow ha dhicin..
Queue is empty
-- / --