dhinbilaha jamashadaay
dabiyo olol ha igu shidin
ha dheeliyin caashaqyahoow
jacaylkiiyoow ha dhiman

dhibtiyoo hadimada kashana
rajada lagu dhawrayaay
ha noqon dhalanteed isrogaa

dhiiggiyoojirkoow ha guban
lafahoow ha jabin
nasiibkiiyoow ha dhicin

qalbigu wuxuu dhuganayo iyoo
waxeey ishu dhawrasiyoo
dhawaaqaan doonayoo
ha dhaafinoo waxa halkan ahoow
waxaan dhisayoow hadumin
hadhaawacmin doonistaay
naftayda haku dhaadateee

dhiiggiyoojirkoow ha guban
lafahoow ha jabin
nasiibkii yoow ha dhicin..

Exit mobile version