VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhool - Lyrics

dhooleey ogsoonoo w dhaqan waxaan u leenahay dhaanto iyo ciyaartiyo botorkoo dhamaystiran soomaalaad ka dhalatoo kolay dheeman baa tahay boqorkiyo dhaclaha xidhan lla dhamaystiraa tahay dayaxoo dharaaroo dharaaro dheeshu baxayso dhhalintiyo barbaartuna sayliciga ay dheelaan dhooleey dhooleey adiga dhooleey waxaan kuu dhigaayaa aroos loo dhan yahayoo gacalkuna dhamaantii fardihii ay dhoobeen taariikh dhamaanteed dhaxal weeyi hodanoo dhidibkaa aan u aasnee dhooleey ogsoonoow dayaxooo dharaarooo dharaaro dheeshu baxaysoo dhalintiyo barbaartuna saylciga ay dheelaan
Queue is empty
-- / --