VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fardowsaay - Lyrics

muunad muunaad muunad dhalada iyo midab quruxsaneey adaa muuqa wacan bilic kaga mudhee fardawsaay milgaha marwo loo xushiyo meeqaamka gobanimo mudanbaad u tahee muga dhaqanka iyo miisaan sugan MAWLAA wanaag kugu manaystee adi kugu manaystee fardawsaay masal muxibada kalgacal mataankii ku hela ayaa masno hantiyeey
Queue is empty
-- / --