VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Farxadii dunidaad ahayd - Lyrics

dareemayee inaan ku waayee maqnaantaadaan daciifay waxaan tabay daacadaada dadaalkaaga iyo xiise ku daalay xasuusahaaga dabuubtaadi u baaday markii hore muu darnayne dibaan kaasoo jeclaaday qalbiga wehelkaada doona miyaad durkisoo cidlaysay farxadii dunidaad ahayde miyaad noloshayda daysay duruufbaad ku gudbanayde kashaad dajinaysay ciilan hankaad korinaysay daadah ahay waan diiqadooday dabiibkaygaad ahayde lasoo noqo daawadayda diirkii nacabkaad ahayde usoo dabac xaaladayda
Queue is empty
-- / --