VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Galmudug - Lyrics

gurigii nabadiyo wadnihii dageeya galmudug taariikh ma guurta galmudug adaa gaar u yeeshay galmudug gurigaagu waa sharaf gobanimo waxaa tahay gobtay ka dhalatee halgankuna ka soo go'ay oo laguma gaadho galmudug yaana la idinla kala gurine oon laydin kala geyn toban garab laga dhigine yaan la iskiin gubine ha shaqayso garashadu caqliguna ha howl gala ee garo meel lagaa jiro oo galmudugey waa inaad gofaysaan danta guud ka talisan gurti iyo aqoonyahan gabash iyo ciroolaba ka gilgilo xumaanto ka guntada colaadaha yadaag yay usoo noqon oo yay kusoo noqon guri ba'a colaadba iska leh geeri joogtaye goblan iyo waxaa laga dhaxla geesi kaa baxa ee hadii gacal walaali is diro geedka ku daweeyan
Queue is empty
-- / --