VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gooya keega - Lyrics

Jacayl dhaba Kuwii ku dhaatay Wanaag labadaa ku dhaartay Ayaa maantaba dhidbayaa Aroos dhumucdiisu weyntahay Dhabada nolashooda dhigan Dhibtiyo arimaha cakiran Alloow dhalanteed kayeel Dhacdada waayaha adduun Intuu dhab ufiirsadoo Nacabka dhiilada wadaa Dhagaha ka dabooosha Dadbaa jira kala dhantaala Farxadda dhumiyoo dhidbeeya Lamaanaha kala dhambaalee kudhaada Ducada waan idiin dhiteynee Rabboow dheefiyo hannaan Rabboow libinaan dhammaan Dhexdooda alloow kayeel Abti dooniyo umalkheyr Gooya keega wada gooya Gooya keegana wada gooya
Queue is empty
-- / --