hodaneey hargeysaay
guryo hoodalleeyeey
hida iyo wanaglaay
waan kugu hirtaayoo
waan kuuu hilooboo
hoygaagaygibaa tee
waadigaa hilaacee
qayrkaa hiigsanayee
geeska u horeeyee
ducaan kugu hagoogay
cadaw kuma haleelo
nacab kuma hujuumee
dhib illaahay kaa hay

sida hogol da,aysaay
haybad wacanidaayeey
hadh qaboobidaayeey
quruxdii halhayhaysak
hawadaada kaliyaay
cidi aanay heli karin
hargeysaay
halkii laygu dhalayee
baralama huraneey
aan ku haminayee
hargeysaay
ducaan kugu hagoogee
cadaw kuma haleeloo
nacab kuma hujuumee
dhib illaahay kaa hay
hargeysaa y

Exit mobile version