VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Heelo - Lyrics

Heleelo helelooy heleelahayeey Heelada mar ha loo holoosiyo ee Ala markaan ku arkaan Ku caashaqayee Ogaadayna inaad afgarad tahayee Qalbigu adiguu ku qaayibaye Hadeed qof labaad ha qaabiline Ala Naftayda badhbaan ku moodaaye Calooshayda kuuma baadheene Hadaydii qacantaad ku haysaayo Hadhkagay naftaydii ii hoos taale Inaan bogsadsan is moodayee Halkii bugtay way ba'naataye Hadii tol la yahay ha la isu tago Yartii tagtay taar ha loo diro eey Naftaada kuwaani weedhaha nool Wadnaha iigu hay wanaag badanee
Queue is empty
-- / --