VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibo jacayl - Lyrics

dulqaadka hibooy deeqbaad u hesho duntii nasabkaad dirtoodii tahoo adaa duriyada dunji wacanoo hibooy dar ALLEE adaa duco qaba hooyo diinloo wax dheer dumarkiyo aabo diriciyo halyay dooraa hibooy daganida dadnimo kugu dhalay haduu dookhiii intuu kugu daray dugsi hoodale xamse kula dagay wuxuu diidaba yuu dareemine oori diranoo daryeesha ahaw RABOW diredire ka dabaaloo awlaad daymada lagu diirsado farxad dunidana ku dul joogoo dadku ku hirtaan ugu deeqoo RABOW darajee u ducaynee
Queue is empty
-- / --