VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Huq iyo ciil - Lyrics

waa hawl aduunyee ma ku helay jacayloo sida hayinoo kale intuu heeryo kugu raray ma ku noqoatay hebadoo ma u saaray haamaha layl dhexe habeenkii hurdo gama' ma diida ma halaan hashaayoo hambariirsataayoo dhabanada ma haysaa ilmo habaq ma kaa tidhi ruuxaad had iyo jar dadka uga han waynayd ma ku jaray halbawlaha adiguna huqiyo ciil ma la hoyatay kaligaa waa halis jacaylkuye ma baday hantaaqiyo hoosiiska beenta mawjadaha hirgama inuun hiska ma is haleeshen hadimada ma gocataa adigoo warba u hayn hir jacayl ma kula tagay hirqatoo badwayntii heehaabtay guudkee hoheey caashaq daranaa kaligaa kugu haysaa
Queue is empty
-- / --