VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hurdaaye - Lyrics

Aduunyadu hayaaniyo Waa hawlo badantoo Hiigsi nimaan lahayniyo Hurdaayey u darantoo Hurdaayeey u darantoo Hurdaabay u darantee Umadaha horseedee U hayaamay dayaciyo Awoodaha La hiilsado Tacliinbayn ku haystaan Hurumar aanu gaadhnoo Asaageen aan haleelnee Barashada ha loo kaco Harawsiga gumaysiga Gaajadiyo haraadkiyo Cuduradan na haystiyo Hohey waan basaasne Hooraha badroolkiyo Hantidiyo barwaaqada EEBAHEEN na hoos dhigay Waa laga habsaamee
Queue is empty
-- / --