Kolka nacabku kaa soo dhaxgalo
nadar jacalkii leh
Nabbaduna cirkaas kaa tagtee
Noqota reer waalan
Naanees ku raacdiyo
ka filo nabar ku soo gaaraa

Balse uu nashuus
soo dhaxgalo
Naaqus kugu saaro
Nabdiguiyo dareemana nin haga
nudaha beerkaaga
Nafsadana intuu kaa diloo
Naafish kugu diiran

Maantana naf qeebsiba ahoo
Nagidaha ku raacshaa
Waxa nolasha loo wada ordaa
Guri nagi taaganee
Nasiibna ma yeeshabaa
Cishqaan niyad sami hayni
Naxli la’i ku daayee
idaa Nooli kulantee

Kolka nuxur la fiirshiyo
kolkaa naar afuu haysan
Naqo iyo jacaykuba
Naasku wada nuugi
Aniguna nin nimadeedaadaa
Nuuxsi kugu siiyay

Balse aad nashaad
Xariirka ii jirtee
Naaxi gara wayday
Kii neefsanaayaa
Xubiga naxashka siisaartay
Uba nool dartii
Waakaa nuuxsi karin waaye

Maantana naf qeebsiba ahoo
Nagidaha ku raacshaa
Waxa nolasha loo wada ordaa
Guri nagi taaganee
Nasiibna ma yeeshabaa
Cishqaan niyad sami hayni
Naxli la’i ku daayee
idaa Nooli kulantee

Exit mobile version