VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Isfahan - Lyrics

marwooydin kala gudi dharaar qudha isma odhan waxa dhici isfahan waa dhexdiina dad soo gali marna iguma soo dhicin labadii idku dhaadan jiray jacayl isku dhawran jiray nasiibkaa dhantaalayoo hoy inaan ka dhistay ahayd wixii dhacay way dhaceene hayeeshee dhugo waanada inaa wada dhalashadaiyo walaalnimadii dhamaa dhabtii waydin kala tagi ama waydin kala dhiman waxa dhici is waayoo waydin kala dhaqaajine qalbigayga kuma dhalan dhaayihii isku ooyi jiray is dheehan jiraa is nici damiirku dhabaysan waa hankay dhalanteed tahay
Queue is empty
-- / --