VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ishii kujeclaatay mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Nimcaan Hilaac
Ishii kujeclaatay
ishii Ku jeclaatay baa 
Quruxda soo jiidatoo
adey jamashada dartaa
nafteydu u jelantee
hadad I jeclaan laheyd
miyaad yal jiifsan laheyd 
wadnaha kuu jixaadsan iyo 
xogeyga soo kuma jirteen


sidaa tahay xubin jidhkaa 
hamigu nama Kala jaree
jidinka oontada martiyo
jalbada caashaqa hoortee
hadad ijeclaan laheyd
miyaad yal jiifsan laheyd 
wadnaha kuu jixaadsan iyo 
xogeyga soo kuma jirteen jirten
lyrics by: kuurda
codkii Nimcaan Hilaac