1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
ishii Ku jeclaatay baa Quruxda soo jiidatoo adey jamashada dartaa nafteydu u jelantee hadad I jeclaan laheyd miyaad yal jiifsan laheyd wadnaha kuu jixaadsan iyo xogeyga soo kuma jirteen sidaa tahay xubin jidhkaa hamigu nama Kala jaree jidinka oontada martiyo jalbada caashaqa hoortee hadad ijeclaan laheyd miyaad yal jiifsan laheyd wadnaha kuu jixaadsan iyo xogeyga soo kuma jirteen jirten
lyrics by: kuurdacodkii Nimcaan Hilaac