Heesta Jaceylkii qabyoobay - Lyrics
Jaceylkii qabyoobayoo
Nasiib Qadar baajiyoo
Qiimaad ku lahayd aktayda
Xasuus igu qaaliyaay
Qiimaad ku lahayd aktayda
Xasuus igu qaaliyaay
Anigoon diideen Qoraalka
Inoo qadar yahay iswaaga
Qudhani qofkii ay jaclayd
Waayaha kala qariyiyoo
Wadnahii Samir qaadayee
Qalbigii hooy bogsoogayee
Dareen i qasbaayay iyo
Sanadan qatanaa darteed
Naftii iga heshay quusoo
Qamuunyo jacayl ahoo
Qofaan lala qaybsaneen
Intaad iqtiyaar ka qaado
Ruux kale ha uqabin sideedii
Intaad iqtiyaar ka qaado
Ruux kale ha uqabin sideedii
Qeybakaan sugayaa
Anoo Nolasha qeybaha ii haray
Allaha qaniyaan baryaa
Inaan qurux kaga gudbee
Wadnahii Samir qaadayee
Qalbigii hooy bogsoogayee
Dareen i qasbaayay iyo
Sanadan qatanaa darteed
Naftii iga heshay quusoo