Heesta Jamasho - Lyrics
Jirada iyo dhibkaan qaboo
Talo ruux la jaar eahi
Miyuu dunida joogaa
Sidii geedka gurmayoo
Indhihi jariicmo
Waa aniga jilbeesanee
Jamashada ihaysee
Jiidatee naftaydee
ay ka jeesan weeyda
Anniga hoo ma annigaa
Ma annigaaba jiil qabaa
Ma adigaaba hooy ma annigaa
Ma annigaaba jiil qaba
Haddaad jiriso saadaal
Jeer uun baad la kulantaa
Intaad dunida joogtee
Jeegaan la moodyee
Jaleecadaan ku caashaqee
Jeexaan waan sugayee
Jamashada ihaysee
Jiidatee naftaydee
ay ka jeesan weeyda
Ma adigaa adigaa
ma annigaa
Ma annigaaba jiil qabaa
Hooy hooy Ma adigaaba
ma annigaa ma adigaa
Ma annigaaba jiil qaba