VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ka raystay bukaanadii - Lyrics

bartay noloshii cusbayd waxay furtay buug kaloo waxbaa isa kay badalay ka baxay hawadii adkayd wakhtigu baribuu adkaa haduuse baarwaaqo dhalee waxaa batay guulahee qoftiii dan ibaajin jiraye burqadeen wabiyaal xidhnaa jaceyl xuni waa balee ka raystay bukaanadii baraarugayoo ilbaxay ka raystay bukaanadii baraarugayoo ilbaxay hadaan bini aadan helay bashaasha oo iifurfuran cid kale uma baahan karo beertii naxariistaan galayee hadaan boqol jeer farxayee boqrani dunideydiiyeey adaa ibad baadiyee qalbiga bilataye la joog burqadeen wabiyaal xidhnaa jaceyl xuni waa balee ka raystay bukaanadii baraarugayoo ilbaxay baraarugayoo ilbaxay burqadeen wabiyaal xidhnaa jaceyl xuni waa balee ka raystay bukaanadii baraarugayoo il baxay baraarugayoo ilbxay
Queue is empty
-- / --