VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaban - Lyrics

baryaan tagay ceelasha bariyoo buuhoodle buuraam ka haybsadayoo biyahaan dhuray birta caynaba oo bardahan ku wareegay buurdhaaboo ka baaqay banaanadii hawdoo biimeeyay naftaan bogsiin jiraye la iga kaa qaadyoo la ina kala qariye ala qacdaan ku arkaan is qoonsadayee bileeyoo dawadaada la ii dhiibaayo dabadeed dubay iyo dahraan tagayo dayuuradu la igu doonaayo sidii dahab la i dawariyaayo dabiibkaaga diiqad galiyaayo ku diidoon ana dul boodaaye dharaarta qatankee la qaawanyahiyo dharaarta qoroto iyo qudhaanjo maqnayn qudhaydaad goysaybaa laguu qabanoo qalbigaad xadayba laguu qiriyo malaa'igta qalinka loo dhiibiyo ILLAHA qaadirina wax qarin maayoo qiilaad ku baxdaana kuuma qornee qawlkeebaad la hor tagi qiyaamaha ee la iga kaa qaadyoo la ina kala qariyee ala qacdaan ku arkaan is qoonsadayee
Queue is empty
-- / --