VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kufsiga qiil malahan - Lyrics

nasab maaha ruuxi haween nacab u haystaaye ninba maaha ruuxi gabadh nabar u geystaaye nacas waaye ninka aan cisaeyn naaski u jaqaye nasiiibkiisu nin uu rebayba naag ku ciil baxayee nuqul iyo war xun faafintuna waa nusqaanimo ee nabigeenu siduu yidhi naftay nala wadaagaane ma gayaan nataqiyo xumaan nockastay tahaye bulshayahay ka naafaynayiyo nacasku yaanu taaban oo ka naara shaydaanka waa laga najeyaaye waa ubax nadiif ihiyo cudoon jawrad iyo luule nimco iyo naruuro iyo habluu waa nabaadele nasteexiyo nug dloiyo dhamaan waa nadisone waa loolantiyo habtiyo loolay dhabarkee waa nuujintii hooyiyo nolol bilowgeede nabigeenu siduu yidhi naftay nala wadaagaane ma gayaan nataqiyo xumaan nockastay tahaye bulshayahay ka naafaynayiyo nacasku yaanu taaban oo ka naara shaydaanka waa laga najeyaaye
Queue is empty
-- / --