VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Labac labac - Lyrics

jacayl iluraa igu ladhanoo laxawgiisii waan la liicoo waan la litaa adna lahashada laabtan kuu nugul ma lib siiside maad lugooyiyo daysid labac labac la,aantaa ma ladoo liicayoo waan lumee aduunbaa laasimo qabiga ku ladhan ee igu lamaanoow caashaqa ladnaan haday laba ruux si lilaahiya u ladaabtaan samay ku ladaan adna laanyahay laydu ay ruxdaa i laabkicisee mar uun aan ladee lurka iga daa la,aantaa ma ladoo liicayoo waan lumee aduunbaa laasimoo qalbiga ku ladhan ee igu lamaanoow
Queue is empty
-- / --