VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lamaansho - Lyrics

Inkaston isleyahay ka'saar Liiska magaceda Lafta dhabarka haysiyo Jidhkiyo gabi laxadkeyga Adiga ku loohmo Si weyn igu labanlaaban Lagamana ladnaankaro Marku kaaga lumo ruuxu Lugooyada Dadkaygiyo Mulaaq shayga libin aasa Iyo labo wanaag Rabbay Wixii aayar kala geeya 2x Mana Lohan qofan ka jeclon Looxa ku qoraye Hadaad labi sagaal Iyo dhul shishe Las fog ku xidhnaato inaad igu lamaantahay Ogow laabta ku dhex noshahahyeeey Lac anoo hurdada gaad islo Gortan galo luuqa Lubigana xususaha I lura Laacdan u badheedho Lulmo iyo dhulkaba waan naca Kaama lado mandhey Lixdan jeer hadi aan ku idhi Laamka erey soohan Libdhadiyo hadi aan fasiro Leebkan igu taagan Logada qalbiga saaran iyo Lidku adi weeyi. 2x Mana Lohan qofan ka jeclon Looxa ku qoraye Hadaad labi sagaal iyo Dhul shishe Las fog ku xidhnaato inaad igu lamaantahay ogow Laabta ku dhex noshahahyeeey?
Queue is empty
-- / --